Wararka/Tik/2024/04
Appearance
Outdated translations are marked like this.
The Tech News weekly summaries help you monitor recent software changes likely to impact you and your fellow Wikimedians. Subscribe, contribute and give feedback.
previous | 2024, week 05 (Monday 29 January 2024) | next |
Wararka Tik: 2024-05
Ugu dambeeyay wararka tik oo ka socda bahda farsamada ee Wikimeydhiya. Fadlan u sheeg isticmaalayaasha kale isbeddeladan. Isbedelada oo dhami kuma saameyn doonaan. Tarjumaad waa la heli karaa.
Isbeddeladii dhawaa
- Laga bilaabo Isniinta Janaayo 29, dhammaan bogagga wada hadalka ee fariimaha waqtiga waxay noqon doonaan xiriir. Xiriirkaani waa xiriir joogto ah oo ku saabsan faallooyinka. Waxay u oggolaaneysaa dadka isticmaala inay helaan faallooyinka ay raadinayaan, xitaa haddii faallooyinkaasi ay u guureen meel kale. Tani waxay saameyn ku yeelan doontaa dhammaan wikiyada marka laga reebo Wikipedia Ingiriisiga. Waxaad wax badan ka akhrisan kartaa isbeddelka on Diff. [1]
- Waxaa jira xoogaa hagaajin ah oo lagu sameeyay CAPTCHA si ay ugu adkaato robotyada joogtada ah iyo qoraalladu inay dhaafaan. Hadii aad fikrad-celin ka dhiiban karo isbeddelkaan, fadlan faallo ka bixi hawsha. Shaqaaluhu waxay la socdaan cabbirada la xidhiidha CAPTCHA, iyo sidoo kale qiyaasaha labaad sida koonto abuurista iyo inta jeer ee wax laga bedellay.
Isbeddellada dabayaaqada usbuucaan
- fershin cusub ee MediaWiki waxay ku jiri doontaa tijaabo wikis ah iyo MediaWiki.org ka 30 Janaayo. Waxay ku jiri doontaa wikis-ka aan ahayn wikibeedyia iyo Wikibeedi-yada qaarkood 31 Janaayo. Waxay ku jiri doontaa dhammaan wikis ka 1 Febraayo (kalandar). [2][3]
- On February 1, a link will be added to the "Tools" menu to download a QR code that links to the page you are viewing. There will also be a new Special:QrCode page to create QR codes for any Wikimedia URL. This addresses the #19 most-voted wish from the 2023 Community Wishlist Survey. [4]
- Gadgets which only work in some skins have sometimes used the
targets
option to limit where you can use them. This will stop working this week. You should use theskins
option instead. [5]
Waraka Tiknoolajiyadda waxaa diyaariyay qoraayaal cusub oo Tiknoolajiyadda ah sidoo kale waxaa soo dhigay bot • Tabarucaad • Tarjumaa • Caawimaad raadi • Fikrad-reebid • Rukumo ama ha rukuman.